Sacuudiga oo sanadkan Muslimiinta dal Afrikaan ah u diidaya Xajka & Sababta ka dambeysa

Sacuudiga ayaa ka fiirsanaya in illaa 90 kun oo muslimiin ah oo ka tagaya sanadkan dalka Nigeria uu ka hor istaago gudashada waajibaadka Xajka ee sanadkan oo ku beegan bisha Agoosto. Arrintan ayaa la xiriirta cabsi laga qabo inay faafiyaan xanuun cusub oo lagu magacaabo Xummadda Lassa oo laga heley dalka Nigeria. Illaa biloowgii sanadkan, … Continue reading Sacuudiga oo sanadkan Muslimiinta dal Afrikaan ah u diidaya Xajka & Sababta ka dambeysa